[English] [Español] [Farnsiis] [Português] Waa maxay Barnaamijka Kaalmada Daryeelka Ilmaha (CCSP)? CCSP waxa ay ka caawisaa qoysaska xaqa u leh in ay iska bixiyaan kharashka daryeelka ilmaha si ay waalidiintu u shaqeeyaan, dugsi u aadaan, ama uga qaybgalaan barnaamijka tababarka shaqada. CCSP waxa kale oo ay diyaar u tahay qoysaska u qalma meelaha dadka waaweyn