[English] [Español] [Farnsiis] [Português] Maxaa Ugu Horeeya? Horta go’aanso hadii aad rabta inaad kashaqayso ganacsiga daryeelka ee caruurta ama ha ahaato meesha aad dagantahay amaba meesha aad u qondaysatay,magalo amaba tuulo. Warqada u hogansanaanta adeega iyo sharciga baarista caruurta. Fadlan iska eeg warqada ogalaanshaha tirada caruura ee laguu ogalyahay, amaba ku qoran. Haddii aad kiraysato,