Qaybta 2: Waa maxay talaabooyinka aan qaadayo si aan diyaar ugu ahaado codsashada sharciga daryeelka ilmaha.

[English] [Español] [Farnsiis] [Português]

Female CPR instructor helping a woman wearing a hibaj kneeling on the floor doing chest compressions on a CPR training dummy.

Maxaa Ugu Horeeya?

  1. Horta go’aanso hadii aad rabta inaad kashaqayso ganacsiga daryeelka ee caruurta ama ha ahaato meesha aad dagantahay amaba meesha aad u qondaysatay,magalo amaba tuulo. Warqada u hogansanaanta adeega iyo sharciga baarista caruurta.
    • Fadlan iska eeg warqada ogalaanshaha tirada caruura ee laguu ogalyahay, amaba ku qoran.
  2. Haddii aad kiraysato, waxaad u baahan doontaa inaad ogolaansho qoraal ah ka hesho mulkiilahaaga.
  3. Go’aanso inaad u bahaantahay aqoonta amaba khibrada sharciga aad codsanayso.
    • Xarunta xanaanada ee Ilmaha yar. Eeg qaybta 7, ama xarafka F, sidookale eeg boga 31-32 ee Xeerarka sharci siinta ee xarumaha caruurta (PDF).
    • Xarunta xanaanada Ilmaha: Eeg qaybta 7,Xarafka F ama bagaga 30-32 waa isku mid isku xidhka xeerarka Xarumaha Daryeelka Ilmaha Yar ee kor ku qoran amba ku taxan.
    • Daryeelka caruurta ee Qoyska: Eeg qaybta 2, Xarafka B, boga 6 iyo Qaybta 7 ee Xarafka F, isdokale eeg bogaga 22-23 ee Xeerka Sharciga Bixiyaha Daryeelka caruurta.
  4. wali miyaa laga qaday faraha mana lagu soo baadha aslkaga iyadoo la eegayo inaad u qalaynto inaad bixin karto adeega daryeelka ee Ilmaha, adiga hoostagaya labadan xafiis, Qaybta Cafimaadka ee Adeega Umada, iyo Xafiiska u Adeega Caruurta iyo Qoyska.

Xagee xigta een u socdaa?

  1. Ma haysataa wax khibrada amaba aqoon ah ugu yaraan si aad u furato xanaanada caruurta?
  2. Ma haysaa tababarka loo baahan yahay si aad u furto barnaamijka daryeelka ilmaha?
    • Daryeelka Carruurta Qoyska – Bogga 24 ee qaanuunka
      • Isdiwaan galinta tababarka sharciga ka hor (Bilaabida Daryeelka Caruurta  iyo Qoyska). Tababarka oo socon doon 6 sacadood oo lagu bixinayo MRTQ-PDN.
        • Waxaad iska qori kartaa tababarkan adiga oo aadaya Jadwalka Tababarka iyo Waxbarashada ee Daryeelka Hore Maine. Waxaad u bahan doontaa is dawankalinta MRQ PDN si aad iskugu qorto tababarka.
        • Hadii aadan horay xubin uga ahayn diwanka MRTQ PDN,akhri sida lay isku diwaangaliyo iyo si aad u hesho tilmaamo ku sahabsan si aad ugu  birto dawaangalinta.
        • Markaad dhamaysato tababarka, waxaa cadayn doon bixiyaha inaad dhamaysatay tababarka sharciga ee Xanaanada Ilmaha amaba CCLs. Waxaa laguugu soo diri doona shahaadada imaylkaga MRTQ PDN, isdoo kale waxaad awood u ledahay inaad gasha dhamaan diwanadaada tababarka iyo hormarinta xifadaada ee ku jira profile-kaaga Horamarint iyo xirfada ee ku jira qaybta aad gaarka uleedahay, hoosta ka eeg macluumaadka ku urursan.
      • Isasoo diwaangali Tababarka Gargaarka dagdaga ah ee Ilmaha iyo Dadka waaweyn amaba CPR. Hayada lanqayrta case iyo ururka wadnaha u ah Maraykanka, isdookale dhakhtarada maxaliga ah iyo ururada samabixinta waxaad ka heli karta macluumad ku sahbsan tababarka iyo meelaha kugu  dhaw eed ka heli karto tababarkan. Bixinta cadaynta shahaadada CPR ama gargaarka kowaad ee takhasuska Sharciga Xanaanada Ilmaha amabaCCLS. Casharada tababarada ee lahayn xirfada gacanta lama aqbalayo. Mesha xaqiijinta ama ansixinta warbixinta  tababarka, waa sadaxdan qaybood.
      • Dhamaan shaqaaluhu waa inay dhamaystirtaan Bahiida Badbaadada Cafimaadka amba CCDF. Waxad heli kartaa tilmaamo sida laysku dawaangaliyo tababarka ama waxaad dib u eegi kartaa macluumadkan.
    • Xarunta Daryeelka Ilmaha – xeerka Baga 33
      • CPR/Kaalmada Koowaad-Dhammaan Shaqaalaha (kor eeg macluumaadka tababarka).
      • Tababarka wariyaha ee ay wasaaradu ansixisay (eeg kor).
      • Warbixinta wasaarada ansixinta ee Tababarka (eeg Kor)
    • Xarun Yar – Baga 33
      • CPR/Kaalmada Koowaad-Dhammaan Shaqaalaha (kor eeg macluumaadka tababarka).
      • Tababarka wariyaha ee ay wasaaradu ansixisay (eeg kor).
      • Warbixinta wasaarada ansixinta ee Tababarka (eeg Kor).
    • Waxa ka reban Sharciga
      • CPR/Kaalmada Koowaad- Dhamaan Shaqaalaha (kor eeg macluumaadka tababarka).
      • Tababarka wariyaha ee ay wasaaradu ansixisay (eeg kor).
      • Warbixinta wasaarada ansixinta ee Tababarka (eeg Kor).

Si toos ah ugu xidh xeerarka sharciga daryeelka Ilmaha.

Hadii aad u bahantahay tageero mid ka mid meelahan, waxaad ka codsan kartaa ciwaanadan farsamada wadooyinka ee Maine iyo Shabakada Horomarinta xirfadlaha Tayada (MRTQ PDN) adiga oo buxinaya waxaad isticmaali kartaa macluumadkan. Abuuritaanka Codsiga la tashiga ee Goobtan, waxaad wax badan ka barankartaa adeegyada ay bixiso MRTQ PDN adoo boqanaya qaybtan MRTQ PDN.

Waxaad kala doorankartaa tageerada lagu siinayo markaad shaqaynayso si aad sharci ugu yeelato bulshada aad la shaqaynayso. Ka arag halkan  tirada Bulshada Hada ku dhaqan ama ka jirta. Bulshada ku dhaqan(sidoo kale loo yaqano COPS”)  Waa koox dad ah oo la wadaagta dareenka ma xiisaha wax sida loo qabto ama loo barta in loo sameeyo si wanaagsan oo joogtaha. COPS maaha tababar, ee waa nooc ka mida ah horimarinta xirfada, waa meel aad ka siwadikarto in aad ka qayb qaadato.Cops wax ay inta badan kulmaan bishii qiyaas ahaan labo sacadood.waad ku biri kartaa Cop wakhtikasta,sharciga Xanaanada Ilmaha waxa ay ku xisbinayaa inta jeer eed timaado kulankan, MRTQPDN oo kafaalo qadaysa Cops sacada han inay ku kurdhinayaa xirfadahaga ku wajahan shuruudaha tababarka ee sanadlaha ah.