Qaybta 1: si aan u fahmo noocyada xanaanada ilmaha ee laga heli karo Maine

[English] [Español] [Farnsiis] [Português]

A multi-ethnic group of toddlers are sitting on the floor and are playing together with plastic blocks while on a play date.Waa maxay noocyada daryeelka ilmaha ee ay ledahay  Maine

Daryeelka caruurta ee qoyska – waa  barnaamij ka shaqeeya in lugu codsado karo inaad  bixin kartid deegankaga aad gaarka u leedahay, adigoo ku daryeelaya ama taxgalinya inaad ku hayso caruur ka kooban 3 ilaa 12 caruur ah ku waas oo dadoodu kayartahay 13 sano jir,caruurtaa meesha lagu daryeelayo oo ahayn caruurta qofka bixiyay guriga ama qofka dagan guriga caruurtiisa.

Xarumaha Xanaanada ee Ilmaha – Xarunta xanaanada ee Ilmaha taas oo macnaheedo tahay.

Guri ama meel kale  oo qofka ku haynayo ama ku fulinayo barnaamijka xanaanayta ee joogtada ah, iyada oo la taxgalinayo, qaabka loo bixinaya maalintii daryeelka iyo ilaalinta, hadaba caruurta lagu xanaanaynayo goobta oo tiradoodu tahay 13 caruuraha ama ka badan ku waas dadoodu kayartahay 13 sano jir.

  • Goob ama gooba kasta oo lagaga shaqaynayo barnamijka xanaanayta  ee caruurta taas oo ka shaqaynaayo qof kaliya ama dad badan, goobtaa oo caruurta lagu xanaanaynayo oo tiradoodu tahay 12 caruura ama ka badan.
  • Barnaamij kasta oo ka shaqaynaya xananayta caruurta dadoodu ka yartahay 5 sano jir. Dugsiyada sida gaar ah looleeyahay waxaa looga baahanyahay markay qadanayaa qandaraasyada mid ama wax ka badan mid sida loo xanaaneyo caruurta waxaa loo  bahan yahay inay qaatan sharciga xanaanada ee caruurtah. Dugsiyada sida gaar ka ah looleyahay waxaa loga bahanyahay inay la shaqeyaan barnamijyada dugsiyada dawaynaha sida Pre-k ama Head Start iyo sidookale waa inay la shaqeeyan Hayadaha ka shaqeeya horimarinta caruurta  ee sida gaarka ah loo maal galiyo.

Xarumaha yaryar ee xanaanada caruurta – Goobta lagu  fulinayo barnaamijka xanaanada ee caruurta waa inay noqon qofka ka shaqaysanya xanaanada gurigiisa. Barnaamujka xanaanayta ee caruurta ee malinlaha ah ee sida joogtada ah uga baxay xanaanada caruurta sida loo daryeelo ama loo ilaaliyo caruurta, goobta lagu talagaly in lagu xanaaneeyo caruurta oo tiradood taha 3 ilaa 12 caruura oo dadoodu tahay 12 sano jir mudada lagu xanaanaynayo caruurta waa 6 todobaad.

Dugsiga Xanaanada – Guri ama Goobta qofku ku fulinaayo shaqada xanaanayta ee caruurta oo tiradu tahay 3 ama in kabadan, caruurta meesha lugu haynayo oo dadoodu u dhaxayso 33 bilood ilaayo 8 jir,mudada lugu xanaanayo caruurta goobtaa waa in ay kabadan 3 sacaadood iyo badh.

Waxayabaha kareeban Sharciga Xanaanada ee Ilmaha

  • waxyabah aan la xidhiidhin sharciga, waxaa loga jeeda qofka bixinaya adeega xanaanad ee caruurta oon loo ogalayn iyo inubixiyo laba caruura inkabadan, qokan oo larabo inuu yahay 18 jir ama uu ka waynyahay, sidookale waa inuu qofku daganyahay Maine, qofka adeega bixinaya waa inuu ahaan qofka guriga iskale.
  • waxyaabaha la xidhiidha sharciga ee kareeban, waxaa loga jeeda qarabada bixinaysa adeega xanaanada ilmaha waxa uu  sharcigu kareebay , hadaba dadkan adeega bixinaya oo kala ah, awoow amba Abti,Adeer, ama walaalo, sidoo kale dadkan aan soo sheegnay waa inay ku noolyihiin guri u gaar ah, waa in ay tahay dadoo 18 jir amba ay ka waynyihiin.uga danbayn qofka bixinaya adeega xanaanada looma ogala inuu hayo laba caruur ah in kabadan.

Qadasha sharciga ee xanaanada caruurta.

  • waxyaabaha la xidhiidha  qadashada sharciga

Waxaa jira dad ku takhasusay sharciga xanaanada caruurta (CCLS) ee gobalka Maine oodhan kuwaas oo kugu cawinaya sidaad u helilahayad sharciga xanaanada. Waxaad xidhiidh la saman karta CCLS adigoo wacaya, (207) 287-5020 amaba 624-7900 si aad uga codsato sharciga xanaanada ee caruurta, ama waxaad ka firsankarta shabkadooda.