Waa maxay noocyada daryeelka ilmaha ee ay ledahay Maine
Daryeelka caruurta ee qoyska – waa barnaamij ka shaqeeya in lugu codsado karo inaad bixin kartid deegankaga aad gaarka u leedahay, adigoo ku daryeelaya ama taxgalinya inaad ku hayso caruur ka kooban 3 ilaa 12 caruur ah ku waas oo dadoodu kayartahay 13 sano jir,caruurtaa meesha lagu daryeelayo oo ahayn caruurta qofka bixiyay guriga ama qofka dagan guriga caruurtiisa.
Xarumaha Xanaanada ee Ilmaha – Xarunta xanaanada ee Ilmaha taas oo macnaheedo tahay.
Guri ama meel kale oo qofka ku haynayo ama ku fulinayo barnaamijka xanaanayta ee joogtada ah, iyada oo la taxgalinayo, qaabka loo bixinaya maalintii daryeelka iyo ilaalinta, hadaba caruurta lagu xanaanaynayo goobta oo tiradoodu tahay 13 caruuraha ama ka badan ku waas dadoodu kayartahay 13 sano jir.
Goob ama gooba kasta oo lagaga shaqaynayo barnamijka xanaanayta ee caruurta taas oo ka shaqaynaayo qof kaliya ama dad badan, goobtaa oo caruurta lagu xanaanaynayo oo tiradoodu tahay 12 caruura ama ka badan.
Barnaamij kasta oo ka shaqaynaya xananayta caruurta dadoodu ka yartahay 5 sano jir. Dugsiyada sida gaar ah looleeyahay waxaa looga baahanyahay markay qadanayaa qandaraasyada mid ama wax ka badan mid sida loo xanaaneyo caruurta waxaa loo bahan yahay inay qaatan sharciga xanaanada ee caruurtah. Dugsiyada sida gaar ka ah looleyahay waxaa loga bahanyahay inay la shaqeyaan barnamijyada dugsiyada dawaynaha sida Pre-k ama Head Start iyo sidookale waa inay la shaqeeyan Hayadaha ka shaqeeya horimarinta caruurta ee sida gaarka ah loo maal galiyo.
Xarumaha yaryar ee xanaanada caruurta – Goobta lagu fulinayo barnaamijka xanaanada ee caruurta waa inay noqon qofka ka shaqaysanya xanaanada gurigiisa. Barnaamujka xanaanayta ee caruurta ee malinlaha ah ee sida joogtada ah uga baxay xanaanada caruurta sida loo daryeelo ama loo ilaaliyo caruurta, goobta lagu talagaly in lagu xanaaneeyo caruurta oo tiradood taha 3 ilaa 12 caruura oo dadoodu tahay 12 sano jir mudada lagu xanaanaynayo caruurta waa 6 todobaad.
Dugsiga Xanaanada – Guri ama Goobta qofku ku fulinaayo shaqada xanaanayta ee caruurta oo tiradu tahay 3 ama in kabadan, caruurta meesha lugu haynayo oo dadoodu u dhaxayso 33 bilood ilaayo 8 jir,mudada lugu xanaanayo caruurta goobtaa waa in ay kabadan 3 sacaadood iyo badh.
Marka aan loo baahnayn shatiga daryeelka carruurta
Bixiyaha Daryeelka Carruurta Qoyska ee da’diisu tahay siddeed iyo toban (18) sano ama ka weyn oo deggan Maine looma baahna inuu haysto shati haddii uu daryeelayo carruurta ku nool guriga Bixiyaha oo uu daryeelayo:
3 carruur ah oo dheeraad ah
ama 4 carruur ah oo dheeraad ah, haddii ugu yaraan 2 ka mid ah carruurtaas ay walaalo yihiin
oo aan ka badnayn 3 carruurta daryeelkooda ku jirta ay ka yar yihiin 2 sano
Qadasha sharciga ee xanaanada caruurta.
waxyaabaha la xidhiidha qadashada sharciga
Waxaa jira dad ku takhasusay sharciga xanaanada caruurta (CCLS) ee gobalka Maine oodhan kuwaas oo kugu cawinaya sidaad u helilahayad sharciga xanaanada. Waxaad xidhiidh la saman karta CCLS adigoo wacaya, (207) 287-5020 amaba 624-7900 si aad uga codsato sharciga xanaanada ee caruurta, ama waxaad ka firsankarta shabkadooda.