Qaybta 3: Waxaan Diyaar u ahay inaan codsado sharciga xannaanada Ilmaha

[English] [Español] [Farnsiis] [Português]

White male early childhood professional helping two young New Mainers boys and a young girl prepare for a painting craft.

  • Buuxi oo soo gudbi codsiga – Codsiga Xannaanada Carruurta (Eray) .
  • Bixi kharashka Codsiga, haddii ay khuseyso.
  • Buuxi oo soo gudbi codsigaga-codsiga Xananada caruurta (Erayo).

Qorshaha dabaqa guud ahaan waxaa lagu qeexaa sida: Dhismaha iyo injineernimada dhismaha, qorshaha dabaqa waa sawir si loo cabbiro, oo muujinaya aragti xagga sare ka timid, xiriirka ka dhexeeya qolalka, meelaha bannaan, qaababka taraafikada, iyo sifooyinka kale ee jireed ee hal heer oo dhismo ah. Cabbirrada ayaa badanaa la sawiraa.

Ujeedoonyinka sharciga waa inad lahaato muqaal sax ah oo ku sahabsan guriga aad ku haynayso xanaanada Ilmaha( waa in ay ku jiraan meelaha loo istimaalai doono xanaanada Ilmaha).

Tusaale (tixraac kaliya):

A floor plan of a home showing the first floor layout of kitchen, living room, laundry, bath.

Waa inaad sidoo kale ku dartaa Ogolaanshaha Siideynta Macluumaadka Taariikhda Shakhsi ahaaneed (oo ku qoran gadaasha arjiga, ee hoos ku sawiran) codsigaaga.Authorization to Release Personal History Information from child care application.Fadlan ogow: Hadii jeegaga aad lacagta  lagugu soo celiyo  ee adeegyada sharciyanta iyo Badhitaanka caruurta lacag laan  awgeed, hadaba sharci bixinta waa laga xayiri ama waa laga joojin doona ilaa lacagta aad bixisay laga helayo oo la hubsanayo.

Codsiyada aan dhamaystrinay ee aanu wax talaabo ah aanu ka qaadin codsadaha waxa ay noqonayaan kuwa aan ansax ahayn 60 maalmood kadib.

Maxaa dhacaya Kadib markaad Gudbiso Codsigaaga?

Khabiirkaaga sharciga Daryeelka Ilmaha wuxuu.

  • La soo xidhiidh wax yar ka dib markaad dirto codsigaga.
  • Waxay ku weydiin doonaan horumarkaaga dhamaystirka talaabooyinkii hore iyo taariikhda furitaanka ee la soo jeediyay.  propose, waa soo jeedin

Hadii aad rabto in lagu siiyo sharciga 13 caruura ama in ka badan, la xidhiidh Qorshaha Dib-u-eegista ee Xafiiska Dab-demiska ee Gobolka; 207-626-3880 ama booqo xafiiska Maine Office of State Fire Marshal bogiisa internetka.

    • Codsadayaashu waa inay codsadaan ogolaanshaha dhismaha oo ay ogolaansho ka helaan Xafiiska Dab-demiska Gobolka si ay ugu isticmaalaan dhismayaal cusub ama haday jiraan kuwa  loogu talagalay daryeelka carruurta.
    • Dib u eegista qorshayaasha ayaa ku sheegi doonta talaabooyinka badbaadada dabka ee dhismuhu u baahan karo. Kormeerka waxa ay codsan doonaan sharciga Baadhista ee Adeegyada Xannaanada Ilmaha kadib marka la helo Codsiga Xanaanada Ilmaha.
    • Kormeerka Xafiiska Dab-demiska Gobolka ayaa la samayn doonaa ka hor inta aan sharciga  la bixin.
  • Kadib markaad soo gudbiso codsigaga, Adeegyada Shaciga Carruurta iyo Baadhista waxay la xidhiidhi doonaan Xafiiska Dab-demiska ee Gobolka (SFMO) si ay u codsadaan in lagu eego gurigaaga.
    • Kormeerka ka dib, Marshal-ka Dabdemiska waxa laga yaabaa inuu kuu soo diro Liiska cilladaha oo uu ku weydiiyo Qorshe sixid. Tani waa qorshe ay tahay in lagu soo celiyo 10 maalmood gudahood Xafiiska Dab-demiska. Qorshahaaga waxaad ku qeexi doontaa wakhti macquul ah oo aad wax kaga qabanayso cilladahaaga. Dabdemiska ayaa ku ansixin doona ama ku weydiin doona inaad dib u eegto qorshahaaga. Fadlan xasuuso inaad  saxeexdo oo taariikhda ku qorto qorshahaaga.
    • Shaciga ma sii socon karo ilaa gurigaagu ka gudbo kormeerka Dab-demiska. Haddii aad su’aalo qabto nambarka taleefanka SFMO waa 207-626-3880.

Hagaha badbaadada dabka ee daryeelka ilmaha ee ka socda Xafiiska Dab-demiska Gobolka.

Khabiirka Sharciga Xanaanada Caruurta Ayaa Samayn Doona Balan Uu Ku Kormeerayo Gurigaaga.

Khabiirka Shaciga Daryeelka Ilmaha ayaa:

  • Kormeer ka guriga oo dhan iyo sababaha badbaadada.
  • Buuxi hubinta diiwaanka baabuurka ee Xafiiska Baabuurta, hadii aad muujiso inaad qorshaynayso inaad carruurta qaado.
  • Bixi foomamka muunada ah sida Ogolaanshaha Daawada iyo foomamka Diiwaanka Ilmaha haddii loo baahdo.
  • Sii macluumaadka ilaha waxtarka leh Bixiyeyaasha Xannaanada Ilmaha.
  • Samee sahanka khataraha rasaasta. Fadlan eeg macluumaadka ku sahabsan, Xanaanada Caruurta ee Lead-Safe (PDF) ee laga heli karo mareegaha
    internetka.
  • Xaqiiji difaac MMR (Jadeecada, Qaamo-qashiirta iyo Rubella) (diiwaanka talaalada ama titers) ee faylka shaqaalaha dhashay 1956 ka dib.
  • Xaqiiji talaalada taytanada/diphteria ee shaqaalaha (talaaladu waa inuu jiraa 10-kii sano ee ugu dambeeyay).
  • Waa in la Wargaliyo waxa loo baahan yahay in la sameeyo sii aad ugu qalanto sharciga.
  • Waa in uun kormeerkagu ku siiyo koobiga taas kamid  ahayd alab tii taxnayd ee lasugayay.
  • Bixi cadaynta dhamaystirka ee ay bixiso wasarada tababarka gaadiidka ee shaqaalaha qadaya caruurta (hadii ay ku khusayso).

Hadii aad hubiso codsigaaga in aad isticmaashid ila biyo ah oo gaar ah,adeegyada Sharci Baadhista Caruurta waxay u baahan doonaan koobiga baadhista biyaha oo uu dhamaystiray mid ka mid ah shaybaadhka la ansixiyay.

  • Soo deji liiska shaybaadhka la ansixiyay: Maine In-State Commercial Watering Water Labs (PDF). Shaybaadhka  Ganacsiga Biyaha ee Gobolka Maine (PDF).
  • Codsadayaasha ceelka waa in ay muujiyaan tayada biyaha lagu qanco iyaga oo ka baaraya wasakhda soo socota shaybaadhka Maine ee la xaqiijiyay:
        1. Fluoride,
        2. Yuraaniyaam,
        3. Arsenic,
        4. Tusaalaha rasaasta ugu horeysa,
        5. Nitrates, iyo
        6. Wadarta bakteeriyada coliform

Xarumaha iyo Codsadayaasha Xanaanaynta Ilmaha Qoyska ee ka adeegaya biyaha ceelasha nidaamka biyaha dawlada hoose waa inay muujiyaan tayada biyaha oo lagu qanco iyagoo ururinaya oo tijaabinaya hal muunad oo ledh ah ka hor intaanay helin Sharciga. Weelka muunadku waa inuu ka yimaaddaa shaybaadhka Maine ee la shahaadiyey oo ka kooban yahay hal litir.

Qof kasta oo u adeegaya 25 qof ama ka badan (caruurta iyo shaqaalaha) ceel gaar ah waa inuu ku jiraa nidaamka biyaha dadweynaha. Maine DWP – Waa maxay Nidaamka Biyaha Dadweynaha ?

  • Hadii dhamaan la buuxiyo shuruudaha sharciga, khabiirka sharciga xanaanada Ilmaha ayaa ku talin doona sharciga iyadoo la raacayo ogolaanshaha kormeerka.

Sidii lagugu hagayay bilowgii, waqti badan ku bixi sidii aad u baran lahayd Xeerka Sharcia ee kugu haboon. Buugaga Xeerarka hadda jira waxaa laga heli karaa: